War Deg Deg ah: Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada (Halkaan ka Aqriso Magacyada)

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland ayaa sheegaya in  Madaxweyne Muuse Biixi oo goor dhow ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada Iyo kuxigeenada. Mudane Biixi Madaxwaynaha Soomaaliland ayaa Wax yar ka hor wuxu ku dhawaaqay Wasiiro ka kooban 23 Wasiir iyo ku Xigeeno 9 Wasiir ah Wuxuna sheegay in uu soo dhameestirayo Wasiirada Dhiman … Continue reading War Deg Deg ah: Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada (Halkaan ka Aqriso Magacyada)